GURI IIB AH
Mogadishu
1 year ago
Last Update 1 year ago
Waa Nus-Boos ku yaalla Degmada Hodan, wadada xarunta degmada Hodan, agagaarka dabaqa Uganji.cabirkiisa uu yahay 15/7. Waxaa ka dhisan jiingad, waxuuna ka kooban yahay 6 Qol iyo hal Musqul.